Regione Toscana
Pagsusulit sa wikang Italyano at Test di lingua italiana e cultura civica per l’accordo di integrazione /Imtixaanka luuqada luuqada talyaaniga iyo barashada aqoonta guud ee heshiiska isdhexgalka

Pagsusulit sa wikang Italyano at Test di lingua italiana e cultura civica per l’accordo di integrazione /Imtixaanka luuqada luuqada talyaaniga iyo barashada aqoonta guud ee heshiiska isdhexgalka

Waxaan saxeexay heshiishka isdhexgalka labo sano ka hor lkn ma haysto shahaadada aqoonsiga luuqada talyaaniga heerkeedu yahay A2 ay dalbanayso wasaarada arimaha gudaha.

Ho firmato l’accordo di integrazione due anni fa ma non ho il certificato di conoscenza della lingua italiana di livello A2 richiesto dal Ministero dell’Interno.
 

Maxay tahay inan sameeyo? / Cosa devo fare?
Waxaad  isqorikartaa imtixaanka luuqada talyaaniga oo bilaash ah iyo barasha aqoonta guud ee ay soo qabanqaabisay  Prefettura. waxaad isticmaali kartaa halkan : https://accordointegrazione.dlci.interno.it. waa inaad isticmaasha  utente iyo password kuwasoo aad heshay markii aad saxeexday heshiiska .

Siduu u samaysan yahay imtixaanku? / Com’è fatto il test?
Imtixaanku wuxuu u qaybsan yahay labo qaybood : qayb qoraal ah iyo qayb hadal ah.
qaybta qoraalka ah waa inaad:
•     arkhridaa  qoraal qoran  kana jawaabta su,aalaha .
•    dhagaysataa  qoraal la la duubay kana jawaabtaa su,aalaha  .
•    qortaa qoraal kooban
qaybta hadalka waa inaad :
•    ka jawaabtaa qaar su,aalaha ku saabsan talyaaniga ,  Costituzione italiana (dastuurka talyaaniga), qaar ku saabsan dukumentiyada (sida  tessera sanitaria, carta d’identità)

Waxaan qabaa xanuun culus mana saxeexin heshiiska isdhexgalka . ma inan sameeya imtixaanka ? / Ho una grave malattia e non ho firmato l’accordo di integrazione. Devo fare il test?
Maya, sababtoo ah dadka qaba cudurada culus  , marka ugu horaysa ee ay dalbanayaan deganaanshaha dalka (permesso di soggiorno), waxay so qaadanayaan  cadayn dhaqtar oo ay ka keenayaan  Azienda Sanitaria Locale (ASL) ama dhaqtarkaaga kuu gaarka marka ma saxeexayaan heshiiska isdhexgalka mana samaynayaan imtixaanka .  Degananshaha dalka si kastaba ha noqotee waa la siinaya.

Waxaan saxeexay heshiiska isdhexgalka labo sano ka hor lkn hadeer ma samayn karo imtixaanka luuqada talyaaniga iyo barashada guud sababtoo ah waxa qaba cudur culus. maxay tahay inan sameeyo? / Ho firmato l’accordo di integrazione due anni fa ma adesso non posso fare il test di lingua italiana e cultura civica perché ho una grave malattia. Cosa devo fare?
Waa inaad Prefettura keentaa cadayn dhaqtar ood ka keentay Azienda Sanitaria Locale (ASL) ama dhaqtarkaaga kuu gaarka ah taasoo cadaynaysa  inuu ku hayo cudur culus oon ku ogolaanayn inaad barato luuqada talyaaniga.

Aggiornamento: febbraio 2019

 

La traduzione della scheda informativa è stata finanziata dal progetto Sportello Multilingue: Mediazione e Informazione